Shingaani com
Home · Qur'an Al Karim · Baafin/Missing · Hambalyo · Somali Music · Tacsi July 08 2008 22:03:21
BBC Radio




Navigation
Home
FAQ
Discussion Forum
News Categories
Contact Me
Photo Gallery
Search
Duxaa ilaa Calaq
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 3
Newest Member: gees
Safari Phone



Web Links
cadaado.com
Aayatiin.net
abaaqaroow.com
addacwah.com
addacwah.com
afgooye.co.uk
aflax.net
aftahan.org
akhbaarta.com
albakri.co.uk
allceeldheer.com
allsomali.com
allwadani.com
Banaadiri.com
Banadircity.net
buuloburde.com
dayniile.com
dhagaxtuur.com
ehooyo.com
gedonet.com
gedoweb.com
halgan.net
Hamarey.com
hambalyo.com
harowo.com
hiiraan.com
hiiraannet.com
hobyo-one.com
horseednet.com
Iqrapress.com
jowhar.com
laasadaar.net
Markanews.com
midnimo.com
mudugonline.com
mysomali.com
radiobanadir.com
shabelle.net
siinaay.com
somalideaf.org
somaliswiss
somaliweyn.com
somsports.com
somsports.com
waayaha.net
wadanka.com
warqabad.com
warsheekh.com
xalay
yaaqshid.com
Latest Articles
Tariikhdii reer Bana...
we will never forget...
Welcome
Custom Search
Somalia Wake Up

Latest Articles
Tariikhdii reer Bana...
we will never forget...
Wararka oo soomaali ah
<> Ciidankii dhacay gaarigii Tootow oo lasoo qabtay,lana helay gaarigii.
26-08-2007
<> Dawladda Federaalka oo ku dhawaaqday xiriirka in ay u jartay Somaliland lana joojiyay duulimaadyadi labada ...
26-08-2007
<> Qanyare''Baarlamaanka waa lagu qabsan karaa Xatooyo Xoolo islaameed''
25-08-2007
<> Mawliid Macaane oo weerar ba'an ku qaaday Darba Weyne,sheegeyna in usuan xil heynin.
25-08-2007
<> Suldaanka Somaliland''Waan tagaynaa Muqdisho,Riyaale kama cabsado ee Ilaah baan ka baqaa''.
25-08-2007
<> Xukuumadda kMG ah ee Somalia ayaa bilaabi doonta dhowaan sugida amaanka muqdisho
24-08-2007
<> Hotelka Lafaweyn oo Weeraro Caawa lagu qaday iyadoo ay xaaladduna ay kacsantahay
24-08-2007
<> Weeraro Caawa lagu qaday Hotelka Lafweyn iyo xaaladda oo kacsan.
24-08-2007
<> Dagaaliyahanadii Maxaakimta ee dibadda u cararay oo dhamaan dalka kusoo laabanaya.
24-08-2007
<> Odayaasha Beelaha Hawiye ee kasoo horjeeda dawlada oo xabsi guri lagu xakumay.
23-08-2007
News in English
<> Mogadishu violence kills 6,500 in past year
01-01-2008
<> Islamists blow up Somali colonel
01-01-2008
<> Danish hostages released by Somali pirates
23-08-2007
<> Mogadishu mayor says govt has boosted security
22-08-2007
<> Beshenivsky killers 'stabbed inmate'
22-08-2007
<> Somali President Rejects Human Rights Watch Criticism
21-08-2007
<> Unholy Bedfellows
21-08-2007
<> Relief Bulletin: Weekly Humanitarian Highlights in Ethiopia
21-08-2007
<> US must change policy in Horn of Africa - Eritrea
21-08-2007
<> Eritrea: Eritrean President Says US Leads World on 'Dangerous Path'
21-08-2007
Mogadishu violence kills 6,500 in past year
News in EnglishMOGADISHO - Conflict in Somalia killed 6,501 civilians in the capital Mogadishu in 2007 and wounded 8,516 more, a local human rights group said on Monday.

Posted by admin on January 01 2008 02:19:15Read More · 0 Comments · 183 Reads - Print
Islamists blow up Somali colonel
News in EnglishThe Islamist group al-Shabab has claimed responsibility for the killing of a senior Somali military official and his bodyguard in south Mogadishu.

Posted by admin on January 01 2008 02:10:34Read More · 0 Comments · 163 Reads - Print
Ciidankii dhacay gaarigii Tootow oo lasoo qabtay,lana helay gaarigii.
wararka oo soomaali ahAfhayeenka Ciidamada Booliska Somaliyeed Gaashaanle C/Waaxid Max'ed Cusmaan ayaa xaqiijiyay in lasoo badbaadiyay gaari uu lahaa Gudoomiye kuxigeenka shirka dib u heshiisiinta oo dhawaan ay dhaceen Ciidamo ka tirsan dawladda FS.

Posted by anisa on August 26 2007 09:59:36Read More · 0 Comments · 378 Reads - Print
Dawladda Federaalka oo ku dhawaaqday xiriirka in ay u jartay Somaliland lana joojiyay duulimaadyadi labada dhinac.
wararka oo soomaali ahAmar kasoo baxay goor dhaweyd Xafiiska Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda Somaliya ayaa lagu sheegay in la jojiyay dhamaan duulimaadyadii Muqdisho iyo Somaliland kadib markii maamulkaasi uu u hogaansami waayay awaamirta dawladda.

Posted by anisa on August 26 2007 09:56:11Read More · 0 Comments · 288 Reads - Print
Qanyare''Baarlamaanka waa lagu qabsan karaa Xatooyo Xoolo islaameed''
wararka oo soomaali ahXildhibaan Max'ed Qanyare Afrax oo maanta hadal ka jeedinyay fadhiga Golaha baarlamanka Somaliya ayaa sheegay in Baarlamanka Somaliya lagula xisaabtamo karaayo hantidii uu qaatay hadii ay aheyd mid shacbigu leeyahay.

Posted by anisa on August 25 2007 13:24:25Read More · 0 Comments · 247 Reads - Print
Mawliid Macaane oo weerar ba'an ku qaaday Darba Weyne,sheegeyna in usuan xil heynin.
wararka oo soomaali ahWasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada ee dawladda Somaliya Mawlid Macaane Max'ud ayaa weerar ba'an ku qaaday Muxidiin Darba Weyne oo sheegta in uu yahay gudoomiyaha Xiriirka Somaliyeed ee kubadda Cagta,iyadoona uu cadeeyay wax xil ah in uusan heyn.

Posted by anisa on August 25 2007 13:20:16Read More · 0 Comments · 242 Reads - Print
Suldaanka Somaliland''Waan tagaynaa Muqdisho,Riyaale kama cabsado ee Ilaah baan ka baqaa''.
wararka oo soomaali ahSuldaan Max'ed Suldaan C/Qaadir ayaa daboolka ka qaaday in ay imaanayaan Muqdisho si ay kaga qeybgalaan nabadda laga abuurayo dalka,isagoona shegay in aysan waxba uga shaqo jirin qaadicista shirkaasi ee madaxda Somaliland.

Posted by anisa on August 25 2007 13:17:56Read More · 0 Comments · 276 Reads - Print
Xukuumadda kMG ah ee Somalia ayaa bilaabi doonta dhowaan sugida amaanka muqdisho
wararka oo soomaali ah
Xukuumadda kMG ah ee Somalia ayaa bilaabi doonta dhowaan howl-gallo aan horey loo arkin oo ay ku sugeyso amaanka magaalada Muqdisho oo faraha ka sii baxayay maalmihii la soo dhaafay.

Posted by anisa on August 24 2007 18:54:08Read More · 0 Comments · 211 Reads - Print
Hotelka Lafaweyn oo Weeraro Caawa lagu qaday iyadoo ay xaaladduna ay kacsantahay
wararka oo soomaali ahKooxo aan la aqoon ayaa ku dhawaad 4 bam ku garaacay Hotelka Lafweyn ee kamidka ah hotelada ay degan yihiin masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir isla markaana ay sidoo kale degaan xildhibaanada qaar.

Posted by anisa on August 24 2007 18:45:23Read More · 0 Comments · 216 Reads - Print
Weeraro Caawa lagu qaday Hotelka Lafweyn iyo xaaladda oo kacsan.
wararka oo soomaali ahKooxo aan la aqoon ayaa ku dhawaad 4 bam ku garaacay Hotelka Lafweyn ee kamidka ah hotelada ay degan yihiin masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir isla markaana ay sidoo kale degaan xildhibaanada qaar.

Posted by anisa on August 24 2007 18:40:23Read More · 0 Comments · 215 Reads - Print
Dagaaliyahanadii Maxaakimta ee dibadda u cararay oo dhamaan dalka kusoo laabanaya.
wararka oo soomaali ahWaxaa si dar dar ah kusoo laabanaya qaar kamid ah Xoogagii Maxaakimta Islaamka kuwaasi oo dalka isag baxay markii laga awood roonaaday iyadoona arrinkaasi lagu tilmaamayo mid muuqal dhab u ah dagaalo kasoo socda magaalada Muqdisho.

Posted by anisa on August 24 2007 18:38:03Read More · 0 Comments · 257 Reads - Print
Page 1 of 4 1 2 3 4 >
Xamar Cadde


15 ka maajo dabaaldegii SYL


Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

No messages have been posted.
Live TV Channels



















Somali Music
























Fanka iyo Fanaanka








Copyright © 2007 Shingaani.com All Rights Reserved